Muuse Biixi iyo xisbiyada Mucaaradka oo go’aano cusub soo saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay madaxda xisbiyada mucaaradka. Kulanka oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka gaar ahaan kuwa isku sidkan ee Wakiillada iyo deegaanka maamulkaasi. Waxa halkaas warbiximo muhiim ah oo dhinaca doorashada ah lagaga dhegaystay xubnaha guddiga doorashooyinka Somaliland, waxayna tilmaameen inay … Continue reading Muuse Biixi iyo xisbiyada Mucaaradka oo go’aano cusub soo saaray (Sawirro)